Retour au balado
SIDEE AYAYNU HAMIGEENNA U RUMAYN KARNAA? || MADARI PODCAT ||

Madari Podcast

SIDEE AYAYNU HAMIGEENNA U RUMAYN KARNAA? || MADARI PODCAT ||

24 octobre 20261:56:57
Écouter l'épisode

Écouter l'épisode

Sidee ayaynu hamigeenna ugu beddeli karnaa waxqabad joogto ah? Qaybtan Madari Podcast, Ali Jama waxaynu kaga wada hadlaynaa farqiga u dhexeeya aqoonta iyo ficilka, go’aan qaadashada, cabsida fashilka iyo sababaha aynu u joojinno hawlaha marka xiisuhu yaraado. Waxa kale oo aynu taabanaynaa waayo-aragnimadiisa, masuuliyadda nafta, maaraynta waqtiga iyo joogtaynta tallaabooyinka yaryar. Qodobbada Episode 04:09 — Waayo-aragnimada qurbaha 08:40 — Buugga Furayaasha Nolosha 13:28 — Ayeeyday ayaa i soo…