Retour au balado

Écouter l'épisode
Écouter l'épisode
Sidee ayaynu u daryeeli karnaa caafimaadka indhaheenna? Episode Madari Podcast, Dr. Shiine waxaynu kaga wada hadlaynaa xaaladda caafimaadka indhaha, caqabadaha bulshada haysta iyo saamaynta isticmaalka moobilka iyo shaashadaha, gaar ahaan habeenkii iyo waqtiyada saamalaylka. Waxaynu sidoo kale taabanaynaa daryeelka indhaha, isbeddellada mustaqbalka laga filayo dhinaca aragga iyo waayo-aragnimooyin uu Dr. Shiine kala kulmay shaqadiisa iyo u adeegidda bulshada. Support the show