Volver al podcast

Escuchar episodio
Escuchar episodio
Sheekh Cabdirashiid ayaa ka warramaya barashadiisii Qur’aanka, kaalintii waalidkii iyo qoyskiisa, iyo caqabadihii uu soo maray. Waxaan sidoo kale ka wada hadlaynaa tarbiyada Qur’aanka, farriintiisa dhallinyarada, iyo kaalinta akhriskiisa iyo xuska Ilaahay ku leeyihiin degganaanta nafta iyo la tacaalidda walbahaarka. Qodobbada Episode: 01:18 — Sheekh Cabdirashiid sidee ayuu Qur’aanka ku bartay? 06:40 — Barashada Qur’aanka waagii hore 21:32 — Aayadaha sida gaarka ah u saameeya sheekha 26:11 —…