Volver al podcast

Escuchar episodio
Escuchar episodio
Sidee ayay Soomaalidu isu kaalmayn jirtay? Episode Madari Podcast, Maxamed Cali Muxumed waxaynu kaga wada hadlaynaa wax-isa-siinta Soomaalida , magacyadeeda iyo kaalintii ay ku lahayd xidhiidhka qoyska, qaraabada, deriska iyo bulshada. Waxaynu eegaynaa dhaqammo ay ka mid yihiin xuddun-xidh, yabadh, dhibaad, yarad, gabbaati, kaalo, maalsiin, qaadhaan iyo marti-soor; sababihii loo samayn jiray iyo macnaha bulsheed ee ka dambeeyay. Waxa kale oo aynu isweydiinaynaa waxa maanta ka sii jira hiddahaas…