Back to Podcast

Listen to Episode
Listen to Episode
Maxay ka dhigan tahay inaad naftaada maalgeliso? Qaybtan Madari Podcast, Prof. Mubaarak Aar waxaynu kaga wada hadlaynaa barashada aqoonta iyo xirfadaha, ilaalinta waqtiga, kobcinta fikirka iyo saamaynta dadka iyo deegaanka aynu ku dhex nool nahay. Waxaynu sidoo kale taabanaynaa caqabadaha dhallinyarada hortaagan iyo sida tallaabooyinka yaryar ee maanta la qaadaa uga qayb qaadan karaan dhismaha mustaqbalka. Qodobbada qaybta: 00:00 — Hordhac 05:01 — Sidee nafta loo maalgeliyaa? 10:51 —…